Abiy Axmed oo Shaaciyay in dalal Awood iyo Dhaqaalo heesta faro galin ku hayaan dalkiisa

Ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed, ayaa sheegay in ay jiraan dalal awood iyo dhaqaalo badan heesta iyo hay’addo kala duwan in ay faro galin qaawan ku haya arimaha gudaha dalkiisa. Abiy Axmed ayaa sheegay in dalal dhaqaalo xoogan heesta iyo hay’addo uu magacyadooda qariyay in ay doonayaan in faragalin ku sameeyaan arimaha gudaha Itoobiya … Continue reading Abiy Axmed oo Shaaciyay in dalal Awood iyo Dhaqaalo heesta faro galin ku hayaan dalkiisa